Taageerada waxbarashada iyo iskuul aadista Finland
Tämä opas kertoo lapsen koulunkäynnistä Suomessa. Opas on käännetty yleisimmille Suomessa käytössä oleville kielille. Opas on kirjoitettu selkeällä kielellä. Lähteinä on käytetty Opetushallituksen antamia ohjeita ja määräyksiä.
Hagahani wuxuu sheeagaya iskuul tagista ilmaha Finland. Hagahan waxaa lagu turjumay guud ahaan Finland luqadaha laga isticmaalo. Hagaha waxaa lagu qorey luqad faseex ah. Xigasho ahaan waxaa loo isticmaalay guddoonka waxbarashadu tilmaamaha ay siiyeen iyo amarada.